wad mahadsantahiin dhaman asxabta xuxiran Q.R.D.N.com sida sharfta leh ad nugu hanbiliyesen ad iyo ad ayaa ugu farxsanahay waxii kale oo filiman filo gordhow
somali jecel hindi afsomali
02/05/2010 12:35
walal yal mar kahre wan idin salamy waxan idin kuy salamay salaan ta is lan ka teed kale wad mahad santihin hindiga ad noogusooshubteen anagoo ini lajirno waxa idin leenahay wan inada kaguules
nadifa
02/05/2010 06:52
wann idin salaamay bahda qarandoon waxan add ulayaabanahay aniga marki hore ma is keen bareysen mise dadkiyaa niga jirady waxaba ibka fiicnaaday webseedyada kale sida saafi sida iiroon sida banadir ha
nadifa
02/05/2010 06:47
waan idin salaamay bahda qarandoon waxan aad ula yaabanahay ayaamihi hore 2 bari kadib film ayaad soogali jirteen laakin hada waxad keen teen 2 as booc kadib kkkkkkkkkkkkfunny