Salaamu caleykum
SIDAAD U SAMEYSAN LAHEYD (magacaad ku gali laheyd)
1-marka hore angaa magac ku siineyna
2-hadaad rabtid waxaad ku badalan kartaa magacaad rabtid.raac 3
3-magacaan ku siiney halmar riix,waxaa kuu soo baxaya bogkale
oo uu ugu horeeyo NAME-halkaas ka bedel
Sharciga userada
1.ilaali xeerka chatka adigoo ka fogaano wax kula mamnuuca ha
2.hadii user banned la saro ama laga qaado kama hadlikartid sababta loo saray ama loga qaaday
3.ixtiraam userada wato midabada adigoon la isticmaalin ereyo aan habooneen
4.jooji qabyaalada hadalada aqlaaqda xumada sida k ahadalka jinsiga
5.ha isticmaalin copy pasta ama xayeeysiin
Sharciyada maamulka:
1.ixtiraam buuxa sii userada wata madatore iyo ownera
2.qof la tuuray ma soo celin kartid bilaa sabab
3.ma saari kartid banned bilaa reason
4.kuma caytami kartid bowerkaaga
Fiiro gaar ah:
chatka waa chat cusub hadane waxaa aad iyo aad u jeclanahay in aad dadka soo jidano anigoo mujineyno soo dhoweyn iyo ixtiraam wanagsan
haduu qof member uu yahay kama qaadi kartid memberkiisa kamana dhigkartid guest
qofka haduu caay tamo in banned la saarin sababtoo ah qofka haduu caaytamo wuxuu xaq u leeyahay in loo digo 3 seddex jeer loo digo oona u caqli celisid haduu maqli waayo banned ayaa la sarayaa qofkaasi
dadka bowerada hesta oo chatka ku jiraan waa in ay is qadariyaan ayna kala danbeyaan oona is ilawaan arin muhiim ah
dadka bowerada hesta mar waliba wax chatka wax ka dhacaayo in ay la socdaan
waxaan idinka codsaneynaa haday jiraan rolls wax ka qaldan waxaan idinka codsanayaa in aad nagala saxdaan waayo waxaanu nahay dad bin aadan ah waana qaldi karnaa
waadna mahadsantihiin
WWW.QARANDOON.COM